dhaxal
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
- 1. Hantida qof dhintay looga haro. 2. Raad ay ilmuhu ka raacaan waalidintooda.
- 1. (qaan.) Hanti ama lacag aad ka heshay qof dhintay, sababta waad lahaatay. 2. (taar.) Dhacdo taariikheed reebtana taariikh.
- 1. (f.g) Hanti qof dhintay uga harid. 2. (f.g) Hanti qof dhintay looga haray qaybin. 3. (f.mg) Ka dh.: ilmuhu ka raacaan waalidintooda raadid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

