dhaxlidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg dhaxal².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
dhaxalQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Hantida qof dhintay looga haro. 2. Raad ay ilmuhu ka raacaan waalidintooda.1. (qaan.) Hanti ama lacag aad ka heshay qof dhintay, sababta waad lahaatay. 2. (taar.) Dhacdo taariikheed reebtana taariikh.1. (f.g) Hanti qof dhintay uga harid. 2. (f.g) Hanti qof dhintay looga haray qaybin. 3. (f.mg) Ka dh.: ilmuhu ka raacaan waalidintooda raadid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0