dheefshiid

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld dheefshiidid.
  2. (baay.) Burburinta uu noole burburinayo cunto soo gashay ee uu ka dhigayo kiimiko ahaan qaab fudud oo si sahlan loo nuugi karo jidhkuna uu isticmaali karo ayaa loo yaqaan dh.
  3. Wax dejin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

dheefshiidid

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. eeg dheefshiid³. ld dheefshiid¹.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur