calool
Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun
Isrogrogga: (-lo, m.l)
Macnaha:
- 1. Xubinta dheefshiidka nafleyda oo isku xirta hunguriga iyo xiidmaha. 2. Qaybta jilicsan oo u dhexeysa laabxuunshada iyo gummaarka.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

