dheeli

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Macnaha:

  1. Nafley dheel ku maaweelin. ld dhayali, dheelsii (2).
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

dhayali

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Macnaha:

  1. ld dheeli.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur