dheelidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg dheel³. ld dheelis².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
dheelQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Qabowga habeenkii soo dhaca oo wata sayax.Cayaar. ld dhayl¹ (2).1. Ciyaarid. 2. Wax qabow habeenkii ku dhacay dartii la qoyid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
dheelisQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld dheelin.ld dheelid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0