dheellitir

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Isle'ekeysiinta culayska saaran wax labadiisa dhinac. 2. Isle'ekeysiinta xisaab labadeeda dhinac. 3. ld dheellitirid.
  2. Xisaab labadeeda dhinac isle'ekeysiin.

dheellitirid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg dheellitir². ld dheellitir¹ (2).