dhibibtir

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld dhibiibtir¹.
  2. ld dhibiibtir².

dhibiibtir

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Nafaqo la siiyo qof dhiig badani ka soo baxay. 2. ld dhibiibtirid. ld dhibibtir¹.
  2. Qof dhibiibay nafaqo siin. ld dhibibtir².