dhibQaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/FeminineIsrogrogga: (-bab, m.l)Macnaha:1. Arrin ama hawl adag; hawl aan qabashadeedu fududayn; wax lagu daalo; shiddo. 2. (fk) Si rafaad ah; si qaxar ah. ld dhibaato.1. Daawo xoolaha shilinta iyo candhada looga daweeyo. 2. (-bab, m.l) Hog dhisan, dawo laga buuxiya oo xoolaha looga kunbiyo candhada, shilinta iwm.Nafley raaxo la'aan badid.