dhicisQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Ilmo dhashay iyagoon bilahoodii dhammaysan. 2. ld dhicin¹.ld dhicid¹.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
dhicinQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg dhici. ld dhicis¹ (2).(daaw.) Ka soo dhicid ama ka soo saariid minka ilmo aan sadkooda dhammeysan, (dadka) muddada u dhexeysa bacriminta iyo 24ka asbuuc ee hore.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
dhicidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg dhac². ld dhicis², dhicitaan.Xero-ka-bixidda uu neef geel ahi xerada ka baxo.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0