dhigdhig

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Isrogrogga: (-gyo, m.l)

Macnaha:

  1. 1. Meel ciriiyoon; jiqjiq. 2. Dh. ah: wadiiqo yar oo ciriiri ah. 3. (sh.r) Cod lagu muujiyo lulashada (wax yar).
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

jiqjiq

Qaabnax: Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate

Macnaha:

  1. J. ah: wadiiqo yar oo ciriiri ah.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

ah

Qaabnax: Fal Gudbe4 | Verb Transitive4

Macnaha:

  1. (yahay, tahay; ahaa, ahayd) Wax xalaad ku sugnaansho.
  2. ld aah.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur