dhigmid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg dhigan¹.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

dhigan

Qaabnax: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1

Isrogrogga: (-gmay, -gantay; -gmi)

Macnaha:

  1. 1. Wax la kaydiyey noqosho. 2. U dh.: wax, wax kale la qiima ah noqosho. Tus. “Macawistu waxay u dhigantaa shaalka”.
  2. 1. Wax la qoray ahaansho. 2. U dh.: wax, wax la qiima ah ahaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur