dhiidhi

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Caro qiiro leh oo cid fal xun loo geystay muujiso; xanaaq. 2. ld dhiidhiyid.
  2. Ciid biyo qooyeen; dhiiqo.
  3. Dhoobo aad u qoyan.
  4. Cid fal xun loo geystay caro qiiro leh muujin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

xanaaq

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Caro; dhirif; dhiidhi.
  2. Caro muujin (qof); carood; dhirifid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

dhiiqo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. 1. Dhoobo aad u qoyan. 2. Xabaqbarsho.
  2. Dhooqo aad u qoyan dhex mari kari waayid (baabuur, nafley iwm).
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

dhiidhiyid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg dhiidhi4. ld dhiidhi¹ (2).
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur