dhiliqsan

Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4

Isrogrogga: (-naa, -nayd)

Macnaha:

  1. ld dhillisan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

dhillisan

Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4

Isrogrogga: (-snaa, -snayd)

Macnaha:

  1. Wax daabkii laga saaray ahaansho (mindi, masaar, toorray iwm). ld dhiliqsan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur