dhillis

Qaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine

Macnaha:

  1. Mindi, masaar, toorray iwm oo aan daab lahayn. ld dhiliq.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

dhiliq

Qaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine

Macnaha:

  1. ld dhillis.