marax

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Wax la kaydsado; dhaqaale. 2. Hilib muddo yiil oo aan isbeddelin. 3. Ur suyac ah.
  2. 1. Hilib wax isbeddeley noqosho. 2. Wax suyacay noqosho (Caano, biyo iwm).
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

dhaqaale

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Hanti. 2. Habka hanti loo maamulo. 3. Aragtida wax soo saarka iyo qaybinta hantida. ld dhaqaalo.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur