dhoobidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg dhoob³.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
dhoobQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Dhoobo. 2. Weel dhoobo laga sameeyey.Midab ri'cad dhabannada uga yaal.1. Wax badan meel isugu ururin. 2. Guri, xafiis iwm salaaxid. 3. Fallaar, gammuun iwm waabaayo marin.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0