malaas
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
- Salaaxidda dhoobo, shamiito, nuurad iwm ee derbi lagu sameeynayo la salaaxo.
- 1. Dhoobo gaar ah oo madaxa la marsado si ay tiinta u caseeyso; xaraar; tarro. 2. Tin aad u jilicsan.
- Wax, wax kale sida dhoobo iwm si wanaagsan ugu dhoobid.

