dhowaad

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Ku dh.: qiyaac aad ugu dhow, wax laga hadlayo. Tus. “Cali labaatan ku dh. buu jiraa.” 2. ld dhowaan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

dhowaan

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. 1. ld dhawaansho, dhowaad, dhowaan, dhowaansho. eeg dhow. 2. (fk) ld dhawaan. Mar dhow; hadhow.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur