dhowaan

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. 1. ld dhawaansho, dhowaad, dhowaan, dhowaansho. eeg dhow. 2. (fk) ld dhawaan. Mar dhow; hadhow.

hadhow

Qaabnax: Falkaab | Adverb

Macnaha:

  1. Had dhow, goor aan fogeyn oo soo socota. ld hadhowto.

dhawaansho

Qaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine

Macnaha:

  1. ld dhowaan (1).

dhowaad

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Ku dh.: qiyaac aad ugu dhow, wax laga hadlayo. Tus. “Cali labaatan ku dh. buu jiraa.” 2. ld dhowaan.

dhowaansho

Qaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine

Macnaha:

  1. eeg dhowow. ld dhowaan.

dhow

Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4

Isrogrogga: (-waa, -wayd)

Macnaha:

  1. Wax aan fogayn ahaansho.

dhawaan

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld dhowaan (2).