dhowaansho

Qaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine

Macnaha:

  1. eeg dhowow. ld dhowaan.

dhowow

Qaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3

Isrogrogga: (-waaday, -waatay)

Macnaha:

  1. 1. Cid si martinnimo iyo xurmo leh meel u fariisasho. 2. Soo dh.: cid meeshii ay joogtay meel ka sokeysa imaansho. ld dhawow.

dhowaan

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. 1. ld dhawaansho, dhowaad, dhowaan, dhowaansho. eeg dhow. 2. (fk) ld dhawaan. Mar dhow; hadhow.