dhululubo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Koombo.

Lamidka: Koombo

koombo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Weel yar oo bir ka samaysan oo wax lagu cabbiro ama biyaha la darsado.