dhutiQaabnax: Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2Isrogrogga: (-iyay, -isay)Macnaha:Nafley addimada mid ka mid ah wax ka qabta si aan isu miisaaneyn u socosho. ld dhiti².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
dhitiQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Geedka xaskusha.ld dhuti.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0