hiti

Qaabnax: Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2

Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Macnaha:

  1. Dhuti. ld heeti (2).
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

dhuti

Qaabnax: Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2

Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Macnaha:

  1. Nafley addimada mid ka mid ah wax ka qabta si aan isu miisaaneyn u socosho. ld dhiti².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur