digniin
Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun
Macnaha:
- ld digid.
- 1. War cid dareensiinayo dhibaato ku soo foolle si uu uga gaashaanto. 2. Hadal, qoraal iwm oo cid gef sameysay la siiyo si aanu mar labaad ugu noqon.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

