digo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. 1. Saalo. 2. Saalo burburtay oo badan.
  2. 1. (f.g) Aroos cid ugu wacasho. 2. (f.mg) Ku d.: col jabay, qof laga adkaaday iwm hadal lafajebis ah ku dhihid.

saalo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Saxaro kuuskuusan oo geela, ariga iyo ugaarta qaarkeed dhigaan.