digashoQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg digo². ld digad.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
digoQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:1. Saalo. 2. Saalo burburtay oo badan.1. (f.g) Aroos cid ugu wacasho. 2. (f.mg) Ku d.: col jabay, qof laga adkaaday iwm hadal lafajebis ah ku dhihid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
digadQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld digasho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0