laxo

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Urur xiddigo ah oo tiradoodu lix ka kooban tahay. ld lixo.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

lixo

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld laxo.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur