dildillaacidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg dildillaac².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
dildillaacQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Jeexjeex uu yeesho dhul, jir nafley dhar iwm.(jool.) Kala jeex-jeexanka dhadhaabaha, marka ay la kulmaan cadaadis heer sare ah; waxa ay noqdaan qaydad ama xaashiyo khafiif ah.Dhul, dhar, oogo nafley, jeexjeex yeelasho. Tus. “Dhulki baa dildillaacay”.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00