dildillaac

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Jeexjeex uu yeesho dhul, jir nafley dhar iwm.
  2. (jool.) Kala jeex-jeexanka dhadhaabaha, marka ay la kulmaan cadaadis heer sare ah; waxa ay noqdaan qaydad ama xaashiyo khafiif ah.
  3. Dhul, dhar, oogo nafley, jeexjeex yeelasho. Tus. “Dhulki baa dildillaacay”.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur