diqo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. 1. Yaqyaqsi. 2. Hilib la shiiday oo suugada lagu daro. 3. Meel dhiriq iyo wasakh badan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

yaqyaqsi

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld yaqyaqsasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur