diyo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Hanti ku waajibtay qof cid dilay oo la siiyo ehelada qofka laga dilay.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur