doohQaabnax: Erey Dareen | ExclamationMacnaha:Erey geela soconaya loogu dhawaaqo kolkii la doonayo inuu istaago oo joogsado.