doondoon

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Raadinta wax aan la hayn ama lumay oo hadba meel laga dayo. 2. ld doondoonid.
  2. Wax aan la hayn ama lumay hadba meel ka dayid.

doondoonid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg doondoon². ld doondoon¹ (2).