doro

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Ciyaarta turubka marka ay laba kooxood oo iska soo horjeeda ay tiro isle'eg iska qabtaan; baatad.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

baatad

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Marka labada dhan ee iska soo horjeeda ay dhibco isla 'eg qabtaan (cayaar turub); doroo. ld baaddad.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur