saadaalQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:1. Astaamo iyo calaamado muujinaya wax dhici doona. 2. Malaynta wax dhici doona la maleeyo; odoros. saadaalSource: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0