dubbe

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-bayaal, m.l/dh)

Macnaha:

  1. Qalab ka kooban bir kuusan oo qalab kala duwan leh iyo daab madaxa kula jira oo farsamayaqaanku ku garaaco biraha uu farsamaynayo; burris.

burris

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. (-syo, m.dh) Dubbe. 2. ld burin.