dudid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg dud². ld dudis.
  2. ld didid.

dud

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Baadiye, duur.
  2. Cid meel wada deggan.
  3. 1. Qof caro muujin isagoo u fooltubaaya qofkuu u caraysnaa. 2. Gurigeeda ka tagid caro awgeed (qof haween ah). Tus. “Xaliima ninkeedii bay ka soo dudday”. 3. U d.: wax ul, gacan iwm u baacin.
  4. ld did.

dudis

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Neef irmaan caalsaar samayn.
  2. Neef xoolaad oo ay adagtahay in caanaha laga dhammeeyo.

didid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg did. ld dudid.