duf
Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun
Macnaha:
- 1. D. ah: wax rifan, wax calal ah. 2. D. ah: dulli. 3. D. iyo dooriso!: hoog!; ba'!.
- 1. Dhogor badan oo is-haysata. 2. Wax dhogor leh. 3. Mayrax la jilciyey oo la feeray. 4. Shukumaan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

