duluc
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Isrogrogga: (-cyo, m.dh)
Macnaha:
- 1. Googgaradda haweenka xarigga kor uga jira oo lagu xiro marka la qaadanayo. 2. Googgaradda xaggeeda sare ee xarigga duluca ah la geliyo.
- 1. Nuxurka hadalka. 2. Ujeeddada hadalka. Tus. “Dulucda hadalkiisu waa in dagaalka la joojiyo”.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

