duray
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
- (daaw.) Cudur fiirus keeno oo dunida oo dhan ku faafsan kaas oo keena halamacoodka sanka, cunaha iyo dhuumaha neefta. Cudurka waxa la isku qaadsiiya qufaco iyo hindhisada.
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha: