durid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg dur.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

dur

Qaabnax: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1

Isrogrogga: (-ray, -rtay)

Macnaha:

  1. 1. Wax caarad dhuuban cid ku mudid. 2. Cid dawo cirbad ku siin. 3. Marag, dood, iwm. iin u yeelid.
  2. 1. Shilin, kumi iwm dhinaca aan sawirka lahayn. 2. Ciyaarta delebka, qoriga lagu ciyaaro dhiniciisa durka leh.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur