mud

Qaabnax: Magac Lab | Noun Masculine

Macnaha:

  1. Cad, tahar iyo baruur isugu jira oo shafka iyo candhada u dhexeeya (geel).
  2. 1. Shay badanaa fiiqan meel ku turqid. 2. Cid daawo durid.