dur
Qaabnax: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1
Isrogrogga: (-ray, -rtay)
Macnaha:
- 1. Wax caarad dhuuban cid ku mudid. 2. Cid dawo cirbad ku siin. 3. Marag, dood, iwm. iin u yeelid.
- 1. Shilin, kumi iwm dhinaca aan sawirka lahayn. 2. Ciyaarta delebka, qoriga lagu ciyaaro dhiniciisa durka leh.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

