duubid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. 1. eeg duub². 2. eeg duub³. ld duubis.
  2. Marka meseggada ama galleyda sabuul ka yeelan rabto.

duub

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-bab, m.l)

Macnaha:

  1. 1. Maro yar oo si gaar ah madaxa loogu xirto. 2. D. ah: xirmo tubaako, dhis, gaarso iwm ah.
  2. Xoolo si loo kaxeeya meel isugu keenid.
  3. 1. (f.g) Dermo, maro, xarig iwm dhowr jeer isku-dulwareejin. 2. (f.g) Nabar gaarso ku marid. 3. Cid boqrid. 4. Cajalad, hadal, hees, iwm ku sajalid. 5. (f.g) Xoolo si ay u dheereeyaan u kaxayn. 6. (f.g) Xoolo jihaday u socdeen ka leexin. 7. (f.mg) Isk u d.: qof ku dhegid.

duubis

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld duubid¹.