duudduubQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld duudduubid.1. Dhawr jeer isku duubid; isku laablaabid; canyayuubid; haryuubid. 2. Guudmarid. ld duubduub².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
canyayuubidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg canyayuub².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
guudmaridQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg guudmar². ld guudmar¹.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
duudduubidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg duudduub². ld duubduub¹, duubduubid, duudduub¹.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
duubduubQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld duudduubid.ld duudduub².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0