duufid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg duuf². ld duuf¹ (2).
  2. eeg duuf². ld duuuf¹ (3).
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

duuf

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Hilib la nacay. 2. ld duufid.
  2. 1. Xaaraan; baqti; wax xun. 2. ld diif. 3. ld duufid.
  3. Ku d.: cid si loola dagaallamo ku boodid.
  4. Ka soo d.: soo farabbaxsasho (dagaal); weyrax.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur