duuf
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
- 1. Hilib la nacay. 2. ld duufid.
- 1. Xaaraan; baqti; wax xun. 2. ld diif. 3. ld duufid.
- Ku d.: cid si loola dagaallamo ku boodid.
- Ka soo d.: soo farabbaxsasho (dagaal); weyrax.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

