duuleQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-layaal, m.l/dh)Macnaha:Qof dhibaato badan, dhallin yar.Col; qof duulaya.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
colQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-lal m.l)Macnaha:1. (u) Koox dad ah oo hubeysan. 2. Laba qof ama ka badan oo isu haya dareen nacayb iyo isdiidmo ku jiro. 3. (u) Koox dad ah oo shaqo ka dhexeysa.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0