maasha

Qaabnax: Xiriiriye | Conjunction

Macnaha:

  1. (nax.) Xiriiriye tilmaamaya waxa ku dhashay sabab. Tus. “Maasha xaashiyuhu duule ee dabayl baa jiidday”. ld maansha.

maansha

Qaabnax: Xiriiriye | Conjunction

Macnaha:

  1. ld maasha.